Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Koodbuur Oo Warbixiyay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Arimaha Dibada, Waxna ka Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada!
November 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Gudi hoosaadka golaha wakiilada ee Arimaha dibada Iyo Xidhiidhka caalmiga Ah Xildhibaan maxamed jaamac koodbuur ayaa ka warbixiyay kulan ay la yeesheen wasiirka wasaarada arimaha dibada oo ay ka xogwarayseen arimo badan oo la xidhiidha shaqada wasaarada carqalado ka jira madaarka caasimada

Sidoo kale xildhibaan koodbuur ayaa sheegay In ay wasiirka wax ka waydiiyeen xadhiga afhayeenkii wasaarada arimaha dibada Axmed Yuusuf Cilmi (suudi) mudo ku xidhan xarunta danbi baadhista.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS