Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho Oo Weerar Qaawan Ku Qaaday Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka.
November 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan cabdiqaadir Indho Indho ayaa si qaawan uweeraray hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ee wadani iyo Ucid oo iyagu dhawaan go,aan ka qaatay mudo xileedka xukuumada iyo golaha guurtida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS