|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Xili Saq Dhexe Ah Booqday Caruurta Darbi Jiifka Ah Ee Ku Nool Magaalada Hargaysa Iyo Xaalada Uu Kusoo Arkay!
November 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad jaamac batuun oo katirsan golaha wakiilada ayaa habeenkii xalay xili seqdhexe ah booqday caruurta darbi jiifka ah eeku nool dooxa hargaysa kuwaasi oo ku sugan duruuf adag iyadoo ah xili qabooba ah. Xildhibaan barkhad batuuun ayaa Uqaybiyay agabta dhaxanta isagoo baaq udiray cidkasta oo reer Somaliland ah in ay caawiyaan caruurta aan hoyga lahayn eek u hoyda meelaha dooxyada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ra’iisal Wasaare Abiye Oo Shaqadii Xafiiskiisa Ku Wareejiyey ku Xigeenkiisa Demeke Mokonnen+Xogaha l... Daawo Xoghayaha Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somaliya Oo Maanta Soo Gaa... Xukuumada Somaliland Oo Aan Wax Talaabo Ah Ka Qaadin Haweenay Xilka Haysa Soomaaliya Oo Hargaysa Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|