Waxgaradka Iyo Dhalinayarada Gobolka Awdal Oo Soo Saaray War Murtiyeed Ay Kaga Hadlayaan Xaalada Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waxgaradka Iyo Dhalinayarada Gobolka Awdal Oo Soo Saaray War Murtiyeed Ay Kaga Hadlayaan Xaalada Dalka!
November 11, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Qaarkamid ah waxgaradka ,aqoonyahanka iyo dhalinyarada gobolka Awdal ayaa soo saray bayaan ay kaga hadlayaa xaalada dalka iyo khilaafka siyaasadeed ee ka taagan

Sidoo kale waxgaradka iyo dhalinyarada ayaa sheegay in aanay ogolaanayn doorsho aan laysla ogolayn oo dalka ka dhacda islamarkaana 13november ka hor hadii xal la gaadhi waayo aanay aqoonsanayn xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS