“Waxaan Ahay Gabadhii Uhoraysay Ee Reer Awdal Ee Wasiir Loo Magacaabo”Wasiirka Maalgashiga jsl
November 29, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Wasiirka cusub ee wasaarada maalgashiga somaliland marwo aamina cilmi fariid oo maanta xilkii la wareegtay ayaa sheegtay in ay tahay gabadhii uhoraysay ee reer awdal ee noqota wasiir buux.