Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigtay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiiro Xukuumada Jsl Katirsan Oo Dhagax Dhigtay Dhaam Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley.
November 21, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirada wasaarada biyaha, isgaadhiinta Iyo Technolajiyada ,maamulka gobolka gabiley Iyo Ka Degmada gabiley, xildhibaano katirsan deegaanka gabiley iyo Golaha wakiilada, madaxdhaqameed iyo xubno kale oo siyaasiyiin Ah ayaa maanta dhagax dhigay dhaam biyood cusub oo haayada pra Foundation ka hirgalinayso deegaanka ijaara ee Gobolka gabiley.

Sidoo kale masuuliyiinta ayaa xadhiga jaray dhaam biyood yar oo isla haayada Pra Foundation ka hirgalisay deegaanka Ilinta ee gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS