Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Sheegay In Ay Soo Bandhigi Doonaan Xubno Golayaasha Ku Fadhiya Shahaadooyin Been Abuur Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Sheegay In Ay Soo Bandhigi Doonaan Xubno Golayaasha Ku Fadhiya Shahaadooyin Been Abuur Ah.
November 23, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa sheegay in ay jiraan xubno tartankii golayaasha deegaanka iyo wakiilada kusoo galay shahaadooyinka been abuur oo ay soo samaysteen islamarkaana ay yihiin kuwa ugu qaylada badan

Sidoo kale wasiir toorno ayaa sheegay in ay soo bandhigi doonaan magacyada Xubnahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

COMMENTS
LINKS