Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Xukuumada Loogu Yeeshay 45milyan Oo Dayn Ah?
November 20, 2022 - Written by Editor:
HARGAYSA9W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada somalialdn sacad cali shire oo markale hortagay golaha wakiilada ayaa wax laga waydiiyay sobobta keentay in xukuumada lagu yeesheen 45milyan oo daynta
Wasiir sacad ayaa faah faahin ka bixiyay daynta iyo sobobta loogu yeeshay dawlada