HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shire oo maanta hortagay golaha wakiilada ayaa sooo bandhigay dayn xad dhaaf ah oo lagu leeyahay xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay madaxwayne biixi
Sidoo kale wasiir sacad ayaa faah faahin ka bixiyay qaab xukuumada loogu yeeshay dayntan oo dhan 45milyan oo dollar mudadii shanta sano ahayd ee ay xilka haysay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;