Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Wax Wadahadal Ah La Furay Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Sheegay In Aanay Xukuumadu Wax Wadahadal Ah La Furay Xisbiyada Mucaaridka!
November 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Isgaadhsiintaiyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo go,aankii xisbiyada mucaaridka ka qaateen xukuumada

Sidoo kale wasiir cabdiwali ayaa sheegay In Aanay marnaba xukuumada Wada hadal la furay xisbiyada mucaaridka ilaa ay kazoo noqdaan go,aankii ay ku sheegeen in aanay madaxwaynaha aqoonsanayn wixii ka danbeeyay 13november.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS