|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Beeraha Jsl Oo Ka Waramay Waxyaabo Dhexmaray Xisbiyada Mucaaridka Wakhtigii Uu Ahaa Gudomiyaha Komishanka!
November 21, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka isagoo sheegay in madaxwaynuhu diyaar uyahay wada hadal dhexmara xisbiyada mucaaridka Sidoo kale wasiirka beeraha ayaa ka waramay waxyaabo dhexmaray xisbiga waddani xiligii uu ahaa komishanka doorashooyinka isagoo xisbiyada mucaaridka dusha ka saaray dib udhacyo ku yimid qabsoomida doorashooyinka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Kulan Xasaasi Ah oo u Soo Qabanqaabiyay Badhasaabka Awdal Ramaax oo Mar kaliya Isku Badalay Bu... Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Oo Kormeer Ku Tagay Biriijyada Wadada Berbera Oo R... Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Oo Laba Cisho Fasaxday Shaqaalaha Dawlada Munaasibada Ciida Awgeed. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|