|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Diiday Jawaab In Uu ka Bixiyo Su,aal Laga Waydiiyay Xadhiga Afhayeenkii Wasaarada Arimaha Dibada Oo La Taliyena Ka Ahaa Wasaaradiisa!
November 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed kaahin ayaa diiday in uu ka hadlo xadhiga afhayeenkii waasaarada arimaha dibada axmed yuusuf cilmi (suudi” islamarkaana la taliye ka ahaa wasaarada arimaha gudaha oo xidhan mudo ka badan 15cisho Wasiirka kaahin oo su,aal laga waydiiday xadhiga masuulka wasaaradiisa la taliyaha ka ahaa ayaa gabi ahaanba diiday in uu wax jawaaba ka bixiyo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN Related posts:Madaxweynaha Jsl Oo ka Qayb-galay Munaasibad Loogu Fooladaynayo 945 Arday Oo Ka Baxay Jaamacadda Cam... Shamis Qardo Jeex Oo Soo Dhawaysay Heshiiska Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka,Kuna Baaqay In Loo M... DAAWO; Siyaasiyiinta, Wax-garadka, iyo Aqoonyahanka Beelaha Subeer Awal Ee Xisbiga WADDANI oo Cade... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|