HARGAYSA(W,N)-Wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go,aanka xisiyada mucaaridku sharci daro yahay islamarkaana ay ka deg deg degaan dhexdhexaadin iyaga iyo madaxwaynaha laysku soo horfadhiisinayay.