Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo ka Warbixiyay Shir Uu Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Iyo Arimaha Lagaga Hadlayay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Jsl Oo ka Warbixiyay Shir Uu Dalka Jabuuti Kaga Qaybgalay Iyo Arimaha Lagaga Hadlayay!
November 8, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada qorshaynta iyo wafti uu hogaamnayay oo dalka jabuuti kaga qaybgalay shir lagaga wada hadlayay dhismaha wadada lowyo cado iyo boorama ayaa dalka dib ugu soo noqday isagoo ka warbixiyay arimaha ay dalka jabuuti kaga wada hadleen kulamo ay yeesheen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS