Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Jsl Oo Wafti Ka Socda Itoobiya Kusoo Dhaweeyay Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Jsl Oo Wafti Ka Socda Itoobiya Kusoo Dhaweeyay Magaalada Wajaale.
November 2, 2022 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidanka booliska somailand iyo saraakiil kale oo ciidanka katirsan ayaa magaalo xuduudeedka wajaale kusoo dhaweeyay wafti ka socda dawlada itoobiya oo ay horkacayeen saraakiil ciidan.

COMMENTS
LINKS