Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Dhigiisa Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Madaarka Caasimada Hargaysa Kusoo Dhaweeyay Dhigiisa Dalka Jabuuti.
November 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland ayaa madaarka caasimada hargaysa ku soo dhaweeyay taliyaha ciidanka booliska dalka jabuuti oo maalinta bari ah ka qaybgali doona munaasibada xuska 29aad ee ciidamada booliska jamhuuriyada Somaliland.

 

COMMENTS
LINKS