Somaliland Oo Lga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Lga Helay Geedka Laga Sameeyo Looxa Qori Caska Ah
November 25, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudaha Somaliland ayaa markii uhoraysay la shaaciyay in laga helay geedka laga sameeyo Looxa Qori Caska ah.

Muwaadin ismaacil oo ah muwaadin ku nool gobolka gabiley ayaa deegaanka ceel bardaale ee gobolka gabiley kusoo bandhigay geedka looxa caska laga sameeyo oo ka baxa deegaankan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS