Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Arinsanaya Dhismaha Wadada Lowyo cado Iyo Boorama. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Jabuuti Oo Ka Arinsanaya Dhismaha Wadada Lowyo cado Iyo Boorama.
November 6, 2022 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Shir lagaga arinsanayo dhismaha jid isku xidhi doona Somaliland iyo jabuuti ayaa ka furmay magaalada jabuuti kaasi oo ay ka qaybgaleen wasiir ka socday xukuumada Somaliland iyo jabuuti

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS