Siyaasi Xasan Shahar Oo Argagixiso Ku Eedeeyay Xil Siciid Sokeeye, Laamaha Amaanka Ka Dalbaday In Ay Talaabo Ka Qaadaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xasan Shahar Oo Argagixiso Ku Eedeeyay Xil Siciid Sokeeye, Laamaha Amaanka Ka Dalbaday In Ay Talaabo Ka Qaadaan.
November 12, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ex xildhibaan Xasan cabdi cali (xasan shahar) oo katirsan xisbiga xaakimka kulmiye ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan golaha wakiilada somaliland

Sidoo kale xasan shahar ayaa laamana amaanka ka dalbaday in ay talaabo ka qaadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS