Siyaasi Cabdale Sandheere Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Wasiir Cabdilaahi Abokor, Sheegayna In Uu Siyaasada Ufahmay Kala Fogaynta Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdale Sandheere Oo Soo Bandhigay Shakhsiyada Wasiir Cabdilaahi Abokor, Sheegayna In Uu Siyaasada Ufahmay Kala Fogaynta Bulshada.
November 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdale sandheere oo kamid ah saraakiisha sare ee xisbiga waddani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalo naxli iyo kala qayb xanbaarsan oo kazoo yeedhay wasiir cabdilaahi abokor isagoo sheegay inuu yahay masuulkii ugu liitay ee soo mara xukuumadihii Somaliland iyo xukuumada mudo xileedkeedu dhamaadayba

Sidoo kale siyaasi cabdale sandheere ayaa soo bandhigay musuq maasuq, uu ku kacay cabdilaahi abokor

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS