Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne Biixi.
November 19, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasiya Axmed Sandoon oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan iyo muranka arimaha doorashada ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.

Sidoo kale Siyaasi Axmed Sandoon ayaa farta ku fiiqay Halka Uu Salka ku hayo  khilaafka siyaasadeed ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada iyo dooda urur siyaasadeeda cusub

Dhanka kale Axmed sandoon ayaa si toos ah ula hadlay madaxwayne biixi oo uu waydiiyay wixii uu usoo halgamay ma dal xorayn ayay ahayd mise mid aan xoraysateen

Siyaasi axmed ayaa dhanka kale sheegay in aanu jirin xeer lagu galo doorashada ururada ee toosta ah halka xubnaha hogaaminayo uu fariin udiray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS