|
|||||
WAJAALE NEWS
“Sistooy Hadaad Been Sheegaysid, Mid Run U Eeg Sheeg, Warqada Aad Soo Goosatay kuuguma Qorna Afar Diyaaradood Ayuu Leeyahay, Ee Waxaa Kuugu Qoran Isaguubaan Qaadka Keeni Kara”Ganacsade Ina Jabuutaawi.
November 26, 2022 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Ganacsade maxamed jabuutaawi ayaa markale ka hadlay arinta qaadka miirooga laascanood iyo muranka ka tagan isagoo ka jawaabay hadalkii kazoo yeedhay cabdicasiis sisto oo ah qoladii uu ganacsaduhu ku eedeeyay in ay doonayaan in ay qaadka keenaan Ganacsade jabuutaawi ayaa sheegay in aanu hadalkiisa run ka sheegin sisto isagoo soo bandhigay xaqiiqada eedihiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|