Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
November 22, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shirka Wadatashiga xukuumada Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah ee wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta Somaliland waxaana kazoo qaybgalay haayadaha caalamiga

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS