HARGAYSA(W,N)-Shirka Wadatashiga xukuumada Somaliland iyo haayadaha caalamiga ah ee wada shaqayntu ka dhaxayso ayaa maanta ka furmay magaalada hargaysa kaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaarada qorshaynta Somaliland waxaana kazoo qaybgalay haayadaha caalamiga
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;