Shir Ay Qabsadeen Beesha Reer Xareed Oo Maanta Ka Furmay Deegaanka Ceel-bardaale Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shir Ay Qabsadeen Beesha Reer Xareed Oo Maanta Ka Furmay Deegaanka Ceel-bardaale Ee Gobolka Gabiley.
November 2, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shir ay qabsadeen beesha reer xareed bare oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley ayaa maanta ka furmay deegaanka ceelbardaale kaasi oo ay ka qaybgaleen maamulka gobolka gabiley, madaxdhaqameed iyo waxgarad kale

Ujeedada shirkan ayaa lagu sheegay in uu yahay mid lagu midaynayo beesha iyo sidii ay daris wanaag ugu dhaqmi lahayd beelaha ay dariska yihiin.

 HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS