Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Arxandarada Dhakhaatiirta Somaliland Oo Sobobtay Aabihii In Uu Ku Curyaamo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Muniir Axmed Cigaal Oo Ka Hadlay Arxandarada Dhakhaatiirta Somaliland Oo Sobobtay Aabihii In Uu Ku Curyaamo!
November 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muniir Axmed Cigaal lataliyaha dhinaca warbaahinta ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay arxandarada dhakhaatiirta Somaliland oo sobobtay in aabihii labada lugood la gooyo kadib markii ay mudo kolba wax ku sheegayeen taasi markii danbe itoobiya la geeyay labada lugoodna laga jaray.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS