|
|||||
WAJAALE NEWS
Milicsiga; Marxaladihii Ay Soo Martay Somaliland Iyo Maxamed Ismaaciil Bulaale Oo ka Hadlay Xaalada Wakhtigaasi!
November 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa mudadii ay jirtay marxalado kala duwan kuwaasi oo maalinba meel taagaan hadaba xubno badan oo hada badi geeriyooday oo xilal kazoo qabtay Somaliland ayaa maalinta ka hadlay waxa taagan maxamed ismaaciil bulaale alle ha,unaxariistee xilal wasiirnimo iyo xoghayihii guud ee xisbigii Udubna soo noqday ayaa ka waramay xaalada Somaliland iyo sidii loogu dhawaaqay gooni isku taaga Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Ganacsatada Somaliland Oo Maanta Madaxwayne Siilaanyo Hordhigaya Dacwad Ka Dhan Ah Shirkada DP-WORLD Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacay Gobolka Iyo Furitaanka Shirka Nabadaynta Ee... Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-Tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|