|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuul Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Go,aamada Xisbigoodu Qaatay Aanay Cidina Ka Wada Tashan.
November 14, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi rashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul axmar) oo kamid ah golaha fulinta ee xisbiga waddani ayaa sheegay in mawqifka xisbigoogu ka qaatay xukuumada aan laga wada tashan islamarkaana cid gaar ahi ay gaadhay kuwaasi oo uu kazoo horjeestay. Sidoo kale siyaasi rashiid ayaa xisbigii uu katirsanaa ee waddani ugu baaqay in ay ka noqdaan go,aanadaasi Dhanka kale siyaasi rashiid ayaa fariin udiray madaxwayne biixi oo uu ugu baaqay in uu miiska wada hadalka kusoo laabto. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Hantidhawrka Guud Ee Qaranka Jsl Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Wasaarada Waxbarashada Iyo Xogaha Laga H... DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Hadlay Loolanka Ka Dhex Istaadhmay Xisbiga Kulmiye Iyo Fariin Uu Udiray ... Culimo Aw diinta Dalka Oo lafilayo In Ay khudbada Salaada Jimcaha Bulshada U Iftiimiyaan Khatart... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|