Madaxwayne Biixi Oo Si Adag uga soo Horjeestay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garxajis, Kuna Tilmaamay Sharci Jabin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Si Adag uga soo Horjeestay Go,aamadii Kasoo Baxay Shirkii Garxajis, Kuna Tilmaamay Sharci Jabin.
November 3, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi ayaa si adag uga soo horjeestay go,aamadii kazoo baxay shirkii garxajis sheegayna in aanay beeline xaq ulahayn in ay yidhaahdaan deegaanadayada doorasho kama dhacayso.

 

COMMENTS
LINKS