Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Gobolka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka!
November 17, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah madaxdhaqameedka iyo waxgaradka goboka maroodi jeex ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo go,aankii ay soo saareen xisbiyada mucaaridka ee waddani iy Ucid, iyagoo sheegay in ay dalka qaska ka daayaan islamarkaana taageeray mudo kordhintii xukuumada Loo soo sameeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS