Maayarka Berbera Oo Wax Laga Waydiiyay Hadal Uu Hore Ugu Hanjabay Xildhibaanada G. Wakiilada Iyo Cabashada Dad Danyar Oo Sheegay In Uu Dhul Ka Qaaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Berbera Oo Wax Laga Waydiiyay Hadal Uu Hore Ugu Hanjabay Xildhibaanada G. Wakiilada Iyo Cabashada Dad Danyar Oo Sheegay In Uu Dhul Ka Qaaday.
November 9, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka magaalada berbera cabdishukuur cidin oo maanta horyimid gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada ayaa warbaahinta wax ka waydiisay hadal uu hore ugu hanjabay xildhibaanada golaha wakiilada oo yidhi dhagax halagu dilo

Sidoo kale maayar cidin ayaa wax laga waydiiyay dad danyar ah oo sheegay in uu ka qaaday dhulkii ay deganayaan iyo jawaabaha uu ka bixiyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS