“Laga Bilaabo 13kii November Waa Muuse Biixi Uun”Gudoomiye Axmed Kayse. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Laga Bilaabo 13kii November Waa Muuse Biixi Uun”Gudoomiye Axmed Kayse.
November 15, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga waddani ee Gobolka Gabiley garyaqaan Axmed kayse ayaa ka hadlay mawqifkii xisbiyada mucaaridku ka qaateen xukumad mudo xileedkeedii dhamaaday ee madaxwayne biixi hogaamiyo

Sidoo kale Gudoomiye Garyaqaan Axmed kayse ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada isagoo sheegay in ay taageersan yihiin mawqifka xisbiyadooda isagoo sheegay in ay musuq maasuq baahsan ku kacday.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS