Koobka Aduunka Oo Caawa Ka Furmay Dalka Qatar Iyo Aayadaha Quraanka Kariimka Oo Lagu Furay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Koobka Aduunka Oo Caawa Ka Furmay Dalka Qatar Iyo Aayadaha Quraanka Kariimka Oo Lagu Furay!
November 20, 2022 - Written by Editor:

DOHA(W,N)-Dalka Qatar oo kamid ah dalalka carabta ayaa caawa waxaa ka furmay ciyaaraha kubada cagta ee koobka aduunka oo ay sanadkan martigalisay Qatar.

Furitaankii Koobka Aduunka ee dalka Qatar ayaa lagu furay Aayadaha Qaraanka Kariimka Ah.

Sidoo kale ciyaartii Furitaanka ayaa dhexmartay Xulka Qatar oo koobka marti galisay iyo Xulka  dalka Ecuador taasi oo kusoo dhamaatay 2;0 lagaga badiyay xulka dalka Qatar Qatar 0; xulka dalka Ecuador 2;

 

COMMENTS
LINKS