Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sool Oo Ka Xog Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Degmada Boocame. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sool Oo Ka Xog Waramay Xaalada Dhabta Ah Ee Degmada Boocame.
November 8, 2022 - Written by Editor:

BOOCAME(W,N)-Isuduwaha wasaarada caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool ayaa ka xog waramay xaalada dhabta ah ee degmada boocame taasi oo maalmihii udanbeeyay ay ka taagnayd xaalad siyaasadeed kadib markiii dhawaan ciidamada qaranka Somaliland gaadheen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS