Ingiriiska Iyo Ururka Solja Oo Walaac Ka Muujiyay Tacadiyada Iyo Xadhiga Ay Xukuumada Somaliland Ku Hayso Suxufiyiinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ingiriiska Iyo Ururka Solja Oo Walaac Ka Muujiyay Tacadiyada Iyo Xadhiga Ay Xukuumada Somaliland Ku Hayso Suxufiyiinta!
November 2, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xadhiga iyo tacadiyada ay xukuumadu ku hayso suxufiyiinta iyo xadhiga warbaahinta madaxbanaan

Sidoo kale dawlada Ingiriiska ayaa iyana walaac ka muujisay xadhiga suxufiyiinta iyadoo sanadihii udanbeeyay la xidhay suxufiyiin iyo warbaahin madaxbanaan.

 

COMMENTS
LINKS