Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.
November 7, 2022 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani iyo gudoomiyaha xisbiga oo maalmihii udanbeeyay safar ku marayay gobolda bariga ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee burco,

Gudoomiyaha xisbiga iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga ayaa kumanaan taageerayashaa waddani ujeediyay khudbad ay uga mahad celinayaan soo dhawayntooda

Sidoo kale masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa cadeeyay in aanay 13november wixii ka danbeeyay aqoonsanayn madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa iyadoo ay ka hadhsan tahay 6cisho oo kaliya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS