Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Mawqifka Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Faah Faahin Ka Bixiyay Mawqifka Ay Xisbiyada Mucaaridku Ka Qaateen Xukuumada
November 14, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo uwaramayay idaacada BBCda ayaa markale faah faahin ka bixiyay mawqifka xisbiyada mucaaridka ku sheegeen in aanay aqoonsanayn xukuumada maadxwayne biixi kadib markii uu dhamaaday mudo xileedkii shanta sano ahaa ee la doortay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS