Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale ku Celiyay In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Bixi 7Cisho Kadib Wixii Ka Danbeeya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Markale ku Celiyay In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Bixi 7Cisho Kadib Wixii Ka Danbeeya.
November 6, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale cadeeyay In aanay wixii 13november ka danbeeyay aqoonsanayn xukuumada madaxwane biixi oo mudo xileedkeedu ku dhan yahay 7cisho kadib islamarkaana aanay waxba ka jirin mudo kordhintii ay usameeyeen golaha Guurtidu.

COMMENTS
LINKS