Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Tacsi Udiray Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Garoowe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Tacsi Udiray Garaad Maxamed Garaad Saleebaan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Garoowe.
November 18, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa tacsi udiray marxuum garaad maxamed garaad saleebaan oo maanta ku geeriyooday magaalada garoowe ee maamul goboleedka Punthland.

Gudoomiye Cabdirasaaq Khaliif ayaa geerida garaad ka tacsiyadeeyay qoyskii ,qaraabadii iyo guud ahaan shacabka uu ka baxay isagoo ka waramay doorkii uu ku lahaa nabadaynta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;’

COMMENTS
LINKS