|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ciidanka Booliska Ugu Baaqay In Ay Garowshiiyo Ka Bixiyaan Dhibtii Ka Dhalatay Mudo Haraadkii Xisbiyada Mucaaridka!
November 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland cabdirasaaq khaliif oo kahadlay xuskii aas aaska ciidanka booliska somaliland ee maalintii shalay lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa ciidamada booliska iyo hogaankooga ugu baaqay in ay garwaaqsadaan dhibaatadii iyo khasaarihii ka dhashay mudoharaadii xisbiyada mucaaridka oo ay ku dhinteen 5qof kuna dhaawacmeen dad tiro badani raaligalina ka bixiyaan. Sidoo kale gudoomiye cabdirasaaq ayaa ciidamada ku hambalyeeyay xuska maalinta aas aaskooga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Nasiib Darrada Haysata maamulkan Siilaanyo Waxa Weeye In Uu Wax Allaale iyo Waxii Codka Siiyey Ugu D... DAAWO; Wasiirka Warfaafinta Oo Amaro Iyo Tacadi ka Dhan ah Saxaafada Madax banaan Bilaabay Iyo Xo... Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Hanjabay Colaad Ka Dhalan Karta Hawada Somaliland Iyo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|