Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Luuqad Adag Kula Hadashay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Luuqad Adag Kula Hadashay Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka!
November 9, 2022 - Written by Editor:

CANADA(W,N)-Fanaanad halgamaa shamis cali faarax (shamis qarda jeex” ayaa culus ujeediyay hogaanka xisbiyada mucaaridka xubno kale oo ay sheegtay in ay buuqa iyo weerarka qabiilaysan ee madaxwaynaha ku hayaan ay tahay mid ka mudo soo jirtay islamarkaana ay huwan tahay nacayb

Sidoo kale marwo shamis qarda jeex ayaa fariin culus udiray ex wasiir cadaani oo hada kamid ah xisbiga waddani iyadoo xusuusisay xiligii uu u ooyi jiray muuse bixi,kuna waanisay in uu ka waantoobo hadalada naca xambaarsan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS