Fanaan Nuur Daalacay Oo Fariin Dardaaran Xambaarsan Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaan Nuur Daalacay Oo Fariin Dardaaran Xambaarsan Udiray Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Jsl
November 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaanka caanka ah ee reer Somaliland nuur daalacay ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale fanaan nuur daalacay ayaa dhinacyada khilaafka udhexeeyo ugu baaqay in ay ilaaliyaan midnimada shacabka Somaliland.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS