DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Soo Saaray Go,aamo Xasaasiya, Cadeeyayna In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Biixi. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Soo Saaray Go,aamo Xasaasiya, Cadeeyayna In Aanay Aqoonsanayn Xukuumada Madaxwayne Biixi.
November 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka somaliland ayaa shaaciyay go,aamo xasaasiya oo la xidhiidha khilaafka siyaasadeed ee dalka cadeeyayna mawqifka ay ka qaateen xukuumada madaxwayne biixi in aanay aqoonsanayn wixii maanta 13november ku buuxdo dhamaadayna mudo xileedkii shanta sano ee la doortay madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS