DAAWO;-Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Iskumid Ah Oo Ay Usoo Jeediyeen Xasan Shahar Iyo Buuni. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedo Iskumid Ah Oo Ay Usoo Jeediyeen Xasan Shahar Iyo Buuni.
November 12, 2022 - Written by Editor:

“Aniga Nimankaa Xasan Shahar Iyo Buuni Hadal Iga Gaadhi Maayo Una Jawaabi Maayo”Xil. Siciid Sokeeye.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan siciid sokeeye oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa wax laga waydiiyay eedo isku mid ah oo ay usoo jeediyeen xubno kamid ah xisbiga kulmiye ee afhayeen buuni iyo ex xildhibaan xasan shahar isagoo sheegay in aanu nimankaa ujawaabay islamarkaana ay la hadli doonto cid ay isku mustawo yihiin.

Dhanka akle xidhiban siciid sokeeye ayaa wax laga waydiiyay in uu mudo katirsanaa sirdoonka dalka qadar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS