|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Waraysi Xasaasiya Lalayeeshay Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay!
November 24, 2022 - Written by Editor:LONDON(W,N)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo katirsan golaha wakiilada Somaliland oo safar ku jooga cariga ingiriiska ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo wax lagaga waydiiyay mawqifkiisii hore ee uu ku taageeray madaxwayne biixii wakhtigii uu musharaxaha ahaa ee 2017 iyo mucaaridada uu hada kaga horyimid Dhanka kale Xildhibaan maxamed Abiib ayaa jawaabo ka bixiyay su,aalahaasi la waydiiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xisbiga Kulmiye Oo Si Ramsi Ah Ushaaciyay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Iyo Magacyada Xubno Liiskii Ho... Ciidanka Booliska Degmada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Hargaysa Lacag Iyo Agab kale Kasoo Dhacay... Gudomiyihii Horee Hay'adda Shaqalaha Dawladda Somaliland Sharmake Axmed Muxumed Gelle Oo maanta Si R... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|