|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Maamul Goboleedka Punthland
November 5, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland sareeye gaas Nuux Ismaaciil taani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay taliyaha ciidanka maamul goboleedka Punthland Sidoo kale taliyaha ciidanka qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay ciidamada qaranka eek u ruqaansaday deegaanka Boocame oo katirsan gobolka sool islamarkaana ah dhul Somaliland leedahay Dhanka kale taliye Nuux ayaa tliyihii soo janbaday ugu baaqay in uu waxka barto kuwii ka horeeyay sida ay udhaqmi jireen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Sarkaal ka tirsan ciidanka laanta socdaalka oo dhawac u gaystay taliyahii saldhiga qudhac dheer ee m... Gudigi Qaban Qaabada shirka Sacad Muuse oo ugu baaqay garabadii kale inay ku soo biiraan shaaciyeyna... DAAWO;“Madaxwayne Goleyaasha Deegaanka Saxeexa Ka Jooji,Hanti Dhowrkuna Ha Noqdaan Kuwo Cadaalad Ush... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|