DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Loo Qaybiyay Qalab Ufudaynaya Qodashada Beeraha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaarkamid Ah Beeralayda Gobolka Gabiley Oo Loo Qaybiyay Qalab Ufudaynaya Qodashada Beeraha!
November 30, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Haayada wadaniga ah ee Soha ayaa agabka beeraha uqaybisay beeralayda deegaano katirsan gobolka gabiley kuwaasi oo bulshadan ufudaynaya qodoshada beeraha.

Waxaana qaybinta qalabka iyo faa,iidada uu beeralayda uleeyahay ka hadlay maamulka gobolka iyo qaarkamid ah beeralayda la siiyay qalabka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS