|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Xuska Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani Oo Lagu Qabtay Magalaada Hargaysa.
November 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay siyaarada caalimkii waynaa ee Sheekh Cabdiqaadir Jaylaani ayaa Lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kazoo qaybgaleen madaxdhaqameed, culimo awdiin, Ardayda diinta barata ee Xertada qaadiriyada iyo saraakiil ka socotay ciidamada milatariga Somaliland.
Culimada ,madaxdhaqameedka iyo masuuliyiin ka soo qaybgalay ayaa ka waramay doorkii uu sheikh cabdiqaadir jaylaani ku lahaa fiditaanka diinta islaamka iyo sidii uu usoo gaadhsiiyay deegaanada somalida.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Cadeeyay Sobobta Uu Uga Soo Horjeedo In La Ansixiyo Gobolnimada Gabiley!! Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Tirada Dadkii Ku Dhintay Banaan Baxyadii Maanta... Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|