Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dahab Iyo Agab Kale Oo Laga Xaday Gabadh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Dahab Iyo Agab Kale Oo Laga Xaday Gabadh!
November 15, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Ciidanka booliska ee saldhiga ibraahim koodbuur ee magaalada hargaysa ayaa gacanta kusoo dhigay dahab tiro badan iyo agab kale oo laga xaday gabadh muwaadinad ah taasi oo ciidamada kusoo wargalisay dhaca loo gaystay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS