|
|||||
WAJAALE NEWS
Chief Caaqil Shucayb Maxamed Maxamuud Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Goray Ee Gobolka Gabiley.
November 24, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Chiefka guud ee beesha Baho Cali Shucayb Maxamed Maxamuud oo kamid ah beelaha dega gobolka Gabiley ayaa maanta lagu caleemo saaray deegaanka goray ee gobolka gabiley.
Munaasibada caleemo saarka ayaa waxaa kazoo qaybgalay Masuuliyiinta gobolka, iyo ka degmada gabiley, madaxdhaqameed, waxgaradka siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/C4E17oetpvI
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|